Buurta barafka ah wax badan ayaa hoosteeda ku qarsoon. Sidaas si la mid aragtiyo qarsoon ayaa ka dambeeya qiyamka noorweyjiga iyo dimuqraadiga ah.

Tarbiyadda carruurta

1 / 05
Haddii aad cabsi gelisid, timaha jiidid oo dhirbaaxdid carruurta, ama u geysatid tacadiyo nooc kale ah, waxaad ku xadgudubtay xuquuqdooda!

Ma ciqaabi karnaa dadka sameeya wax aynaan jeclayn?

Waxbarasho

2 / 05
Waalidka ma loo ogola inay carruurta ku cadaadiyaan inay qaataan waxbarasho aanay rabin, ama u diidaan waxbarashada ay rabaan

Waalidku ma go’aamin karaan waxbarashada ay carruurtu dooranayso?

Xorriyad

3 / 05
Kuwa loo diido xaqa doorasho madaxbannaan ma haystaan xorriyad, waxay ku dhex noolyihiin aqal quraarad (dhalo) ah.

Yaa loogu talogalay xorriyad?

Sinnaan

4 / 05
Bulsho dadku simanyihiin, oo qof kastaa dooran karo waxa uu samaynayo, iyadoo aan la eegayn jinsiga uu yahay, ayaa ah waxa u wacan dadkoo dan

Sinnaantu ma tahay waxa aad moodaysid?

Cadaaladda

5 / 05
Sida loogu baahanyahay sharci si loo ilaaliyo akhlaaqda wacan, ayaa loo baahanyahay akhlaaq wacan si loo ilaaliyo sharciga.

Ma ciqaabi karnaa dadka sameeya wax aynaan jeclayn?