VALG 2019

 
Maalmo
 
Saacadood
 
Daqiiqo
 
Ilbidhiqsi

Maalinta 13.sebtember ayey doorasho ka dhacaysaa Noorway! Waxannu ku tusaynaa meesha iyo qaabka.

1, 2, 3, Codee!

Hel meesha aad ka codayn doontid.
Waa inaad ka codaysid degmada aad degantahay.

Soo qaado aqoonsi.
Baasaboorka ama liisan baabuurku waa aqoon

Hadda waad codayn kartaa.
Waxaad geli doontaa qol aad ka qaadanaysid warqadda codka.
Maalinta doorashadu waa 13.sebtember

Soo hel goobta codbixinta ee kuu dhow

Guji gobolkaaga ku yaala qariirada ama liiska. Waxa laguu gudbin doonaa valg.no oo laga helayo degmooyinka gobolkaaga iyo goobaha codbixinta.

Agder Innlandet Møre og Romsdal Nordland Oslo Rogaland Troms og FinnmarkTrøndelagVestfold og TelemarkVestlandVikenSvalbard

Miyaad maqantahay maalinta doorashada ama mise fursad ma u haysatid inaad codaysid maalinta 13.sebtember? Waxaad codka sii dhiiban kartaa laga bilaabo 10-ka Ogost ilaa 10-da sebtember. Halkan ayaad ka heli kartaa goobaha codbixinta ee aad xilli hore ka codayn kartid.

Ma fahansantahay sida loo codeeyo, bal tijaabi su’aalahan oo ogow xisbiyada Noorway ka kugu haboon.

Parti quiz